Warbixin ku saabsan wiil dhalinyaro ah oo shalay isku dilay xeriyaha qaxootiga

Waxaa xerada qaxotiga ee ifo shalay galab kadhacday dhacdo xanuun badan oo yaab iyo filan waa ku noqotay dadka xeryaha qaxotiga ee Dadaab kadib markuu isdilay wiil ardeyda oo dhigan jiray safalka afraad ee iskuulka sare kaas oo aan la ogeen sababta uu isku daldalay

Mohamed baaruud Hussein ayaa arinkaas ukur galay warbixintana inosoo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here