Warbixin lagu sheegay in cudurada duumada iyo qaaxada ay sii kordhi karaan

Warbixin hor dhac ah oo la soo saaray ayaa lagu sheegay in iyadoo uu caalamka ka jiro cudurka COVID19 , xaafadaha isku raranta ah ay ku soo badan karaan xanuunada duumada , malaariyada iyo fayraska HIV.
Xaafadahan ayaa waxaa ku hooseeya hannaanka maareynta howlaha caafimaadka.
Shanta sano ee soo socoto waxaa laga cabsi qabaa in cudurradan ay kordhaan in ka badan boqolkiiba 10, 20 iyo 36.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here