Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

Wasaaradda caafimaadka ee Somaaliya ayaa shaacisay tirada maalin laha ah ee laga helay cudurka COVID-19
> Laga Helay: 38
> Puntland: 16
> Somaliland: 13
> Benadir: 8
> Koonfur Galbeed: 1
> Lab: 29
> Dhedig: 9
> Bogsasho: 36
> Dhimasho: 0
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 2,696
> Bogsashada Guud: 685
> Dhimashada Guud: 88

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here