Wareysiga garsooyaasha oo galay todobadkii labaad

Wareysiga socda ee garsooyashaa maxkamada racfaanka ayaa galay tobobadkii labaad maanta iyada oo ay 22-garsooyaal iyo 11-qareen u dagaalayaan 11-ka nafaas ee banana.
Ila iyo hadda 16 ayaa wareysiga laga qaaday halka guddiga adeega garsoorka ay wajahayaan caqabad ku aadan cidii ay qaadi lahayeen maadama shakhsiyaad qaarkood ay yihiin Professoora.
Guddiga waxa lkaga doonaya inay u hogganasaan xaqiijinta jinsiyada, qoomiyada iyo isku dheeli tirka gobolada dalka si ay u buuxiyaan xilalkas.
Garsoore Hedwig Ong’udi, oo ah garsoorihi ugu horeeya ee hoggamiyaha maxkada ka hortgga musuqmasuqa oo qayb ka ah maxkamada sare ayaa maanta ka soo hor muuqanaya guddiga.
Waxa kalo maanta wareysi laga qaadi doona garsoorayasha kala ah Hellen Omondi, Joseph Sergon iyo qareen Prof Nixon Sifuna.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here