Wariyeyaal lagu xiray Magaalooyinka Laascaanood & Ceerigaabo

Ciidamada ammaanka Somaliland ayaa magaalooyinka Laascaanood iyo Ceerigaabo ku xiray suxufiyiinta kal ah: Khadar Rigaax Jaabir Siciid Ducaale (dhexe) iyo Khadar Tarabi,xilli ay soo tebinayeen banaanba ay dhigayeen dad Shacab ah oo cabasho ka qabay Shirka Jabuuti.
Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) oo kamid ah Ururada ka jira Soomaaliya ayaa cambaareeyay xariga loo geystay Wariyeyaasha, iyaga oo dalbaday in xrurriyadooda la siiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here