Wasaarada qorshaynta oo dhaqalaha soo gala Soomaaliya u samaynaysa hab ay shacabku kula socon karaan.

Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka,Hormarinta dhaqaalaha iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee dowlada Fedraalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay inuu daahfurya qaal casri ah oo la isugu duba ridayo deeqaha ay Soomaaliya Hesho bulshaduna kala socon akrto.
Wasiirka Qorshaynta Soomaaliya ayaa sheegay in website la soo galinayo dhamaan waxyaabaha dhaqaalaha iyo deeqa ay Soomaaliya Hesho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here