Wasaaradda arrimaha gudaha oo sheegtay in wafdi loo diray Itoobiya

Qoraal saacado ka hor la soo dhigay baraha rasmiga ee Twitarka iyo Facebook-ga wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka ayaa lagu sheegay in madaxweyne Uhuru Kenyatta uu wafdi heer sare ah u diray wadanka Itoobiya.
Waxay halkaas kula kulmayaan ra’iisul wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Axmed Cali.
Mas’uuliyiinta ayaa isla eegi doono qaababka lagu sii ballaarin karo iskaashiga Itoobiya ay ku biirin karto iskaashiga Kenya iyo Soomaaliya ee dhanka xuduudda.
Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminaya wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo isku duwidda howlaha qaranka Dr. Fred Matiangi.
Maalmo ka hor ayay ahayd markii madaxweynaha dalka uu wafdi ka kooban 5 xubnood uu u diray soomaaliya.
Waxay kulan la qaateen madaxweynaha dowladda federaalka soomaaliya Maxamad Cabdullahi Farmaajo oo ay ku heshiiyeen in la xalliyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here