Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya oofaahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.
> Laga Helay: 16
> Somaliland: 15
> Koonfur Galbeed: 1
> Lab: 11
> Dhedig: 5
> Bogsasho: 27
> Dhimasho: 0
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 2,658
> Bogsashada Guud: 649
> Dhimashada Guud: 88

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here