Wasaaradda caafimaadka ee dalka oo nidaam ka soo saartay sida loo aasayo dadka u dhinta COVID19

Wasaaradda Caafimaadka ee dalka ayaa dib u eegis ku sameysay qaabka loo aasaya dadka uu noloshoodu galaafto caabuqa COVID-19.
Xoghayaha wasaaradda caafimadka u qaabilsan dhanka maamulka Dr Mercy Mwangangi ayaa sheegtay in shaqaalaha caafimaadka aysan xiran doonin dharka loogu talagalay in la xirto marka la aasayo qof meyd ah oo cudurka u dhintay.
Taas ayaa cadeynaysa in qof u geeriyooda fayraska uusan gudbin Karin xanuunka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here