Wasaaradda caafimaadka oo sheegtay in COVID19 aan laga xaqiijin Samburu

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa caddeysay in kiis la xiriira cudurka COVID19 aan laga diiwaangelin ismaamulka Samburu.
Waxaa sidatan maanta oo Axad ah sheegay agaasimaha guud ee wasaaradda Dr. Patrick Amoth oo bayaan soo saaray.
Dr. Amoth ayaa xusay in xaaladda la sheegay in lagu arkay Samburu uu ahaa sarkala boolis ah oo ka howlgalayay Marsabit.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here