Wasiir Goodax Barre oo Magacaabis sameeyey

Wasiirka wasaaradda Waxbarashada Xukumadda Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre ayaa xilka u qeebsanaha Dhaqanka iyo Waxbarashada Soomaaliya ee dalka Kenya u Magacaabay Maxamed Sabriye Barre.
Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka ayaa waxaa lagu sheegay in Magacabistaan ay timid,kadib markii loo baahday in la baahiyo sidii loo horumarin lahaa Waxbarashada dalka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here