DHAGEYSO:Wasiirka amniga Soomaaliya oo Su’aalo la waydiiyay.

Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Golaha Shacabka ayaa waxaay la kulmeen Wasiirka Amniga Gudaha XFS Maxamed Abuukar Isloow Ducaale iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Cabdi Maxamed Xijaar.
Kulanka ayaa waxaa ay labada dhinac uga wada hadleen Arrimaha Amniga iyo in Xubnaha Guddiga ay la xisaabtamaan Hay’adaha Amniga Soomaaliya si ay u gutaan waajibaadkooda Shaqo.
Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamed Cabdulle Faarax Geeseey ayaa ka warbixiyey Su’aalaha ay weeydiiyeen Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliska.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here