Wasiirka arrimaha dibadda ee Lubnaan oo is casilaya

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Lebanon Nassif Hitti ayaa lagu wadaa inuu maanta xilkiisa iska casilo.
Warbaahinta Sky News oo isaga soo xiganaysa ayaa sidatan ku warramaysa.
Mr.Hitti ayaa tallaabada uu qaaday u aaneeyay sida dowladda uu ka tirsan yahay aynan wax uga qaban arrimo kala duwan.
Sido kale waxaa uu xusay inuu Isfahan waa kala dhexeyo ra’iisul wasaare Xassan Diab taasoo keentay inuu dareemo in dhinac loo riixaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here