Wasiirka caafimaadka ee Lubnaan oo ku baaqay xayiraad

Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee dalka Lebanon Xamad Xassan ayaa soo jeediyay in wadankaas lagu soo rogo xayiraad labo toddobaad ah.
Tani ayaa timid kaddib markii ay kordheen xaaladaha fayraska corona .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here