Wasiirka cadaaalda Ingiriiska oo iscasilayo

Wasiirka cadaaalda dalka Ingiriiska David Gauke ayaa sheegay inuu golaha wasiirada iska casilayo todobadkan malaimnta arbacada.
Sida uu qoraayo Wargayska Times David ayaa sheegay inuu shaqada soo galay markay Theresa May noqotay Ra’isulwasare, taasi awgeed waxa ila haboon inaan iyada aan isku wakhti shaqada ka wada tago

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here