Wasiirka maaliyadda oo galabta baarlamaanka ka hor akhriyay misaaniyad sanadeedka 2019-2020-ka

Dalka ayaa waxa uu isticmaali doona 3 tirilyoon miisaniyad sanadeedka sanadka 2019/2020 oo bilaabaneyso 1-da Bisha July.
Wasiirka wasaaradda maaliyada dalka Henry Rotich ayaa miisaaniyadani maanta ka hor akhriyay aqalka baarlamaanka dalka.
Sanadkii 2018-kii /2019 hadafkoodu wuxu ahaa 1.6tirilyoon , Ila iyo bishii April 30-ka. Waxay heleen 1.1 trn, mudda laba todobaad ayaa laga doonaya inay helaan 500 oo billion.
Qara ka mid ah xildhibaanada dalka ayaa ka hadlay miisaniyadda maanta uu shaaciyay wasiirka maaliyadda dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here