Wasiirka warfaafinta Soomaaliland oo Covid 19 laga helay

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koorre ayaa sheegay in laga helay cudurka COVID19.
Wasiirka ayaa sheegay in hadda xaaladdiisa caafimaad ay wanaagsan tahay, islamarkaana Xanuunka Covid 19 laga xaqiijiyay.
Waxaa uu sidoo kale sheegay in degaanada Somaliland uu kusoo laba kacleeyay Cudurka ayna jiraan xaalado hor leh oo la xaqiijiyay Maalmihii ufgu danbeeyay
Wasiirka ayaa Waxaa uu gali doonaa maalmo Karantiil,maadaama Cudurka laga helay.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigalinta JSL iyo Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibada, Iskaashiga Iyo Xidhiidhka Caalamiga ah ayaa magaalada Laascaanood iskaga baaray Xanuunka Coronavirus.
Sidoo kale, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigalinta Soomaaliland ayaa bulshada ugu baaqay inay iska baadhaan xanuunka Covid19 isagoo bulshada ka wacyigaliyay halista xanuunkaasi leeyahay.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here