DHAGEYSO:Matiangi oo sheegay in lagu xadgudbin Muslimiinta isagoona digniin u diray booliska.

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha dalka Dr Fred Matiangi oo maanta booqday masjidka weyn ee Jamia magaaladatan Nairobi ayaa uga digay ciidamada booliska dalka inay ku xadgudbaan muslimiinta.
Dr Matiangi ayaa sheegay inuu ciqaabi doona ciidamada lagu hela iyago Muslimiinta u adeegsanaya awoodooda.
Waxaa uu sheegay in aysan wanaagsaneyn in lagu xadgudbo sharciga iyadoona la dhibaateynayo qof aan waxba galabsan .
wariyaheena Nairobi Farxan Ali Mukhtar oo maanta ku sugna masjidka Jamia ayaa inoo eegaya waxyabihi kale uu ka hadlay wasiirka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here