Wasiirkii beeraha ee Zimbabwe oo geeriyooday

Wasiirkii beeraha ee dalka Zimbabwe Perrance Shiri ayaa geeriyooday.
Waxaa sidan maanta oo Arbaco ah laga soo xigtay madaxweynaha wadankaas Emmerson Mnangagwa .
Mas’uulkan hore ayaa ka mid ahaa shakhsiyaadkii kaalin ka qaatay in xilka laga tuuro madaxweynihii mudada dheer wadankaas hoggaaminayay Robert Mugabe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here