DHAGEYSO:Wasiirkii hore Warfaafinta oo talo u soo jeediyay Madaxweyne Farmaajo

Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa tallo u soo jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo xilli maalmihii ugu dambeeyay xiisad Siyaasadeed ay dalka ka taagneyd.
Danjire Daahir Maxamuud Geelle ayaa ugu baaqay Madaxweyne Farmaajo inuu dhaxal wanaagsan oo taariikhda u gala inuu dalka uga tago.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here