Wasir Peter Munya oo sheegay inay wanagsaneen in Ruto uu ayaga la hadlo marka hore

Wasiirka Warshadaha Peter Munya ayaa sheegay in Madaxweyna ku xigeenka ay wanagsaneen inuu ayaga si toos ah ula hadlo ka hor inta uusan u gudbin waaxda dembi barista qorshaha la shegay in la doonayo in la dilo.
Mar uu xala ka soo hor muuqday telefishinka Citizen ayaa Munya waxa uu xusay inuusan wali arrintan kala hadlain Ruto tan iyo markii waaxda dembi barista ay u yeeren.
Munya waxa uu ka jawaabaye yeeritankii ay waaxda dembi barista u yeereen Isnintii asaga, laba wasiiro kale iyo saraakiil sar sare oo dowlada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here