Wasirka arrimaha gudaha oo ku dhaawaqay in ay tahay malin fasax

Wasiirka arrimaha dibada Freed Matiangi’I ayaa maanta shaaca ka qaaday in Isniinta oo ay taarikhdu ku beegantahay 12-ka bisha August tahay malin fasax ah.
Fasaxan ayaa loogu tala galay in loogu dabaal dego ciida carafada oo ku began axada 11-ka Bishan.
Sanadkan Dowlada ayaa ku dhawaaqday in June ay tahay maalin fasax ah si muslimiinta ay ugu debaal degaan ciidi ka dambeysay Soonka.
Kenya waxay ku biireysa dalalka caalamka, Sida Egypt, Saudi Arabia, the UAE, Indonesia, Pakistan, Malaysia iyo Afghanistan kuwaas oo shaaca kaqaaday in maalinta ciidul adxa ay tahay maalin fasax.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here