Wasirka Waxbarashada oo sheegay in jaamcadaha iyo Kolejyada dib loo furayo 5-ta Oktoobar

Wasiirka waxbarashada George Magoha ayaa maray in qaybo ka mid ah jaamacadaha iyo Kolejyada in dib loo furo 5-tan Oktoobar iyadao o taasi qayb ka tahay hannanka waxbarashada dib loogu laaabanayo.
Wasiirka ayaa sheegay in dhamaan arada u fariisanaya imtixanada ee Macaahida tabbarka culuunta macalinimada, iyo macahiida farsamada ay todobadka dambe malinta isninta iska xaadirinayaan xaruumaha waxbarashada.
Waxa uu sheegay in guddiyada macaahida culuunta macalinimada iyo macahiida farsamada ayaa shaaca ka qaadi doona taariikhda ay dib ugu labanayaan arada kale, iyada oo muhiimad gaar ah la sin doono aradada koorsooyinka u baahan tijaabo.Aradada sanadka ugu dambe ee dhamaan jaamcadaha ayaa dib ugu laaban doona maalinta Isninta.
Wasiirka ayaa intaa ku daray in golaha jaamcadaha inay so oshaacin doonaan taariikhda aradada kale ee jaamcadaha.
Waxa uuna xusay in ku soo laabashada dhaamaan ardada Jaamacadaha iyo Kolejyada ay micnaheedu tahay in si dhameystiran loo raaco talaabooyiinka wasaarada caafimadka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here