Wax soo saarka beeraha Wajeer oo sare u kacay

Wararka naga soo gaaraya dowlad deegaanka Wajeer ee gobolka Waqooyi bari ayaa sheegaya in halkaasi laga dareemayo sare u kac ku yimd wax soo saarka beeraha
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee Wajeer, Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here