Weerar lagu qaaday caasimadda dalka Yeman

Ugu yaraan lix qof oo rayid ah, oo ay ku jiraan haween iyo carruur, ayaa la dilay, kumanaan kalena waa lagu dhaawacay kadib markii la weerar lagu qaaday deegaanada caasimadda wadanka Yemen, ee Sanaa.
Isbahaysiga uu sacuudigu hogaamiyo ayaa la sheegay inay 11 weerar ah ku beegsadeen caasimadda dalka Yeman.
Saraakiil ka tirsan sacudiga ayaa sheegay inay bilaabeen hawlgal looga hortago kooxaha maleeshiyaadka eek u sugan Yeman.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here