WFP oo ku guulaysatay billadda nabadda adduunka

Hay’adda cunnada adduunka ee WFP ayaa sannadkan la guddoonsiiyay abaalmarinta nabadda adduunka ee 2020 Nobel Peace Prize.
Waxaa hay’adda lagu ammaanay dadaaladeeda ay kaga hor tagaysa gaajada iyo cunno yarida.
Arrinkan waxaa maanta oo Jimco ah magaalada Oslo ee dalka Norway shaaca kaga qaadday guddoomiyaha guddiga billaddan bixiya Berit Reiss-Andersen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here