WHO oo billaabaysa iskaashi ku aaddan raadinta daawada coronavirus

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegtay inay maanta oo Jimco ah shaaca ka qaadi doonto iskaashi ballaaran oo lagu dardargelinaya cilmi barista , horumarinta iyo soo saaridda daawo lagula tacaali karo caabuqa coronavirus.
Waxaa diiradda la saaraya sida ay qof kasta ugu fududaan karto inuu daawadan helo.
Agaasimaha guud ee WHO ,Tedros Adhanom ayaa sheegay inaan xilligan loo baahneyn in loo kala qeybsamo yaa awoodda iyo yaanan awoodin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here