WHO oo da’yarta uga digtay coronavirus

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa digniin la xiriirta fayraska corona u dirtay dhalinyarada.
WHO ayaa hoosta ka xarriiqday inay sii kordhayso tirada dhalinyarada ee gudbinaya caabuqa.
Waxaa arrinkan shaaca ka qaaday agaasimaha hay’adda caafimaadka adduunka ee galbeedka badweynta baasifikada Takeshi Kasai.
Mas’uulkan ayaa carrabka ku adkeeyay in dhalinyaro badan oo ay da’dooda u dhaxayso 20 ilaa 40 ay qabaan caabuqa corona balse aynan la socon xaaladooda caafimaad.

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here