WHO oo digniin cusub oo saartay

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa soo saartay digniin hor leh oo ay u dirayso wadamada kala duwan ee caalamka.
Agaasimaha guud ee WHO , Tedros Adhanom Ghebreysus ayaa ka digay inuu mar kale soo laba kacleyn karo fayraska.
Tani ayaa timid kaddib markii kiisas cusub laga diiwaangeliyay dalka Shiinaha oo markii hore uu caabuqa corona ka soo billowday sannadkii tagay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here