WHO oo digniin ka soo saartay COVID19

Agaasimaha guud ee hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO , Tedros Adhanom ayaa sheegay in cudurka sii faafaya ee COVID19 uunan mar dhow dhamaan doonin.
Waxaa uu dhanka kale carrabka ku adkeeyay inuu jiro horumar la sameeyay .
Madaxa WHO ayaa xusay in kastoo wadamada kala duwan ee caalamka ay dadaalayaan in haddana fayraska uu si xowli ah ku sii fidaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here