WHO oo digniin soo saartay

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa ka digtay in si buuxda loogu kalsoonaado inay jiraan dadka xanuunka ka bogsaday.
WHO waxay hoosta ka xarriiqday inaynan jirin caddeyn tilmaamaysa in qofka cudurka ka bogsaday uunan mar labaad ku dhici Karin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here