WHO oo sheegtay in ugu yaraan 100 kiis oo Coronavirus lagu arkay Afrika

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa shaaca ka qaadday in ilaa iyo hadda ugu yaraan 100 kiis oo la xiriira firuusiga Coronavirus lagu arkay qaar ka mid ah wadamada qaaradda Afrika.
Masar waxaa laga xaqiijiyay kiisas dhan 59, Algeria (20), Koonfur Afrika (7), Senegal (4), Tunisia (2), Cameroon (2), Nigeria (2), Morocco (2) ,Togo (1)🇧🇫Burkina Faso( 2) iyo DRC(1).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here