Waxaa la xaqiijiyay in ugu yaraan 11 arday oo dhiganayay jaamacadda Kenyatta ay shil ku geeriyoodeen .
Tani ayaa timid ka dib markii baska jaamacadda...
Waxaa geerideeda la xaqiijiyay Rita Tinina oo ka mid ahayd wariyaasha dalka.
Ciidamada booliiska ayaa sheegay in meydkeeda laga helay gurigeeda oo ku yaalla xaafadda...
Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa hoggaamiyaasha maxalliga ah, shacabka, waxgaradka iyo mas’uuliyiinta diimeed ee ismaamulka Narok ku boorriyay in ay midnimada ku dadaalaan.
Waxaa uu...
Labo qof ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen shil laga soo tabiyay aagga Sayatu ee waddada u dhexeysa Nakuru iyo Eldoret.
Warbixinta booliiska waxaa ku...
Ku xigeenka madaxweynaha dalka Rigathi Gachagua ayaa wadayaasha basaska dugsiyada ku boorriyay in ay taxaddar dheeraad ah muujiyaan si looga baaqsado dhacdooyinka shilalka ee...
Xildhibaanka deegaanka Tarbaj ayaa deeq raashiin ah gaarsiiyay qoysaskii ay ka baxeen ciidamadii ka tirsanaa booliiska qaran ee kaydka ee NPR-ta ee lagu dilay...
Ciidamada booliiska ee deegaanka Kilgoris ee ismaamulka Narok ayaa gacanta ku dhigay mid ka mid ah wadayaasha dhugdhugleyda.
Tani ayaa timid ka dib markii uu...
Dowladda Soomaaliya ayaa weli soo afjarin weerarkii xalay lagu qaaday huteel SYL, halkaas oo ay xalay dabley ka tirsan Al-Shabaab ay gudaha u galeen...
Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa xalay ku dhawaaqay inaan deegaanadooda laga soomanayn maanta oo ay ku beegan tahay maalinta koowaad ee bisha barakeysan...
Wargeyska Bloomberg ee laga leeyahay dalka Maraykanka ayaa sheegay in Itoobiya ay qorshaynayso in ay ka laabato qorshaha aqoonsiga jamhuuriyadda Somaliland si loo hagaajiyo...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay maydka Alle ha u naxariistee Luul Cabdicasiis oo bishii Koowaad ee sanadkan ninkeedii ku gubay Muqdisho, sida ay...
Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka mid noqonaya ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee...
Sheekh Cabdicasiis Maxamad oo ah aabbaha dhalay Luul ayaa si wayn u soo dhaweeyay go'aanka maxkamadda ee maaanta ay xukunka ugu ridday dembiile Sayid...
Waxaa la xaqiijiyay in ugu yaraan 11 arday oo dhiganayay jaamacadda Kenyatta ay shil ku geeriyoodeen .
Tani ayaa timid ka dib markii baska jaamacadda...
Waxaad ku soo dhawaataan dhacdooyinkii ugu waawaynaa ee bishii Siddeedaad ee sanadkan ka dhacay dalkani Kenya, Soomaaliya iyo caalamka waxaana soo jeedinaysa Faadumo Ibraahim...
Dhagaystayaal ku soo dhawaada dhacdooyiinka ugu weyna ee Bishii 7-aad ee July sanadkaan sii dhamaanaya 2023.
waxaana inoo haya wariyaheen Bishaar Ahmed Dhaqane
Waxaa la xaqiijiyay in ugu yaraan 11 arday oo dhiganayay jaamacadda Kenyatta ay shil ku geeriyoodeen .
Tani ayaa timid ka dib markii baska jaamacadda...
Waxaa la xaqiijiyay in ugu yaraan 11 arday oo dhiganayay jaamacadda Kenyatta ay shil ku geeriyoodeen .
Tani ayaa timid ka dib markii baska jaamacadda...
Waxaa la xaqiijiyay in ugu yaraan 11 arday oo dhiganayay jaamacadda Kenyatta ay shil ku geeriyoodeen .
Tani ayaa timid ka dib markii baska jaamacadda...
Dowladda Maraykanka ayaa Israa’iil uga digtay in ay duullaan ku qaado magaalada Rafah ee Koonfurta Qaza.
La taliyaha madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ee amniga qaranka...
Recent Comments