Xaafada Igorera ee ismamaulka Kisii oo dibabax ay kaga soo horjeedaan Trikoobka dhigay

Dadka deganka ayaa manata dibadbax dhigaya ayaga oo ka hor imaadsan barnamaijka tirakoobka ka dib markii lagu daray deegan aysan rabin.
Shacabka ayaa waxay shegayana inay doonayaan tirakoobka balse kaliya ay rabaan in lagu xisaabiyo deeganka ay ku noolyihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here