Xaalada Lubnaan oo wali cakiran ka dib banaanbaxyo ka dhacay

Hogaamiyaasha Lubnaan ayaa fursad u heysta wax ka yar 72 saacadood si ay u xaliyaan dhibaatada ay tabanayaan mudaaharaadyaasha.
Lubnan ayaa waxaa labadii maalmood ee la soo dhaafay ka dhacay mudaaharad looga soo horjeedo dowladda iyagoona ka cabanaa canshuraha.
Tani ayaa caqabad ku noqotay Raiisel wasaare Saad Hariri oo wax ka yar xilka qabtay.
Hariri, oo khudbad u jeediyay shacabka , ayaa ku eedeyay xisbiyada isbahaysigiisa in ay hor istaageen dibuhabayn lagu sameeyo dhaqaalaha deynta ee Lubnaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here