Xaaladaha Corona ee dalka oo sii yaraanaya

92 kiis oo ah Covid-19 ayaa maanta laga diiwaan geliyay dalkani Kenya, ka dib markii laga baaray cudurka 2,985 .
Xaaladaha guud ee caabuqan ayaa ah 36,393.
Waxaa ka bogsaday 165 qof taas oo inta ka caafimaaday ka dhigaysa 23,529 halka ay u geeriyoodeen 3 bukaan dhimashada guud waxay maraysa 637.
Nairobi (25), Mombasa (20), Nakuru (8), Garissa (7), Uasin Gishu (6), Kisumu (5), Turkana (4), Kiambu (4), Kakamega (3), Machakos (2), Kajiado (2), Busia (2), Nyeri (1), Kilifi (1), Taita Taveta (1), and Tana River (1).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here