Xaaladaha coronavirus ee caalamka oo kor u dhaafay 20 milyan

Tirada guud ee kiisaska fayraska corona ee dunida ayaa hadda ka sare maray 20 milyan.
Hal maalin gudaheed waxaa dalalka Brazil iyo Mexico iskujir laga diiwaangeliyay 27,000 oo xaaladood.
In ka badan 12.2 milyan oo qof ayaa cudurka COVID19 ka caafimaaday.
Sida laga soo xigtay jaamacadda Johns Hopkins oo si dhow ula socoto waxyaabaha caabuqa corona ku soo kordhaya waxaa ilaa iyo hadda dunida oo dhan cudurka ugu dhintay 735,000 oo qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here