Xaaladaha coronavirus ee Pakistan oo dhaafay 200 oo kun

Kiisaska fayraska corona ee laga diiwaangeliyay gudaha dalka Pakistan ayaa kor u dhaafay 200,000.
Waxay tani timid kaddib markii la xaqiijiyay xaalado cusub oo dhan 3,602 taasoo tirada guud ka dhigtay 206,512.
Sido kale waxaa la soo tabiyay ugu yaraan 49 oo kiisas dhimasho ah waxayna hadda dhimashada guud ee ka dhalatay cudurka COVID19 gudaha Pakistan tahay 4,245.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here