Xaaladaha coronavirus ee Ruushka oo kor u dhaafay 960,000

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Ruushka ayaa sheegtay inay xaqiijisay 4,744 xaaladood oo cusub oo corona ah.
Tirada guud ee kiisaska cudurka COVID19 ee Ruushka ayaa hadda ah 961,493 waana tirada Afaraad ee ugu badan caalmka.
24-kii saacadood ee ugu dambeeyay waxaa gudaha Ruushka cudurka ugu dhintay 65 qof oo dheeraad ah waxayna hadda dhimashada guud tahay 16,448.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here