Xaaladaha Jarmalka ee Coronavirus oo sii kordhay

Kiisaska caabuqa corona ee dalka Jarmalka ayaa waxaa ku kordhay 214 .
Sida laga soo xigtay machadka RKI ee dabagalka ku sameeya cudurrada faafa waxay hadda tirada guud ee xaaladaha fayraska gudaha Jarmalka yihiin 184,193.
Waxaa dhanka kale la soo tabiyay kiisas cusub oo dhimasho ah oo gaaraya 6 tani oo tirada guud ee dadka Jarmalka ugu nafwaayay cudurka ka dhigaysa 8,674.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here