Xadka ay wadaagaan Mandera iyo baladxaawo oo si weyn loo adkeeyay

tan iyo markii la afduubtay dhakhaatiirtii kuubaanka ahayd bishii april waxaa la adkeeyay xadka ay wadaagaan mandera iyo beledxaawo waxaana laqabtay badeecooyin kaladuwan oo xadkaasi lagasoogudbin jiray kuwaasi oo maanta lagubay
kuswa olaka waa gudoomiyaha dhanka amniga ismaamulka mandera oo kawarbixiyay raashiinka ay maanta gubeen iyo dhaqaalo ahaan inta uu kufadhiyay ayaa sheegay in aalabahii ay gubeen ay qiimo ahaan ku kacayso 5 milyan kuwaasi oo isugu jiray ,bariis,sokor iyo saliida cuntadalagu karsado iyo alaabooyiin kale

Waxaa uu sido kale digniin culus u diray dadka ku hawlan ganacsigan oo kale isagoona sheegay in talaaba adag laga qaadi doono

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here