DHAGAYSO:Xaflad qalin jabin ah oo lagu qabtay Beledxaawo

Xaflad qalinjabin ah ayaa loo qabtay arday ka qalinjabisay madarasada imaaniimaan ee degmada beledxaawo ee gobolka Gedo Soomaaliya Ardaydaan oo tiro ahaan dhan 30 ayaa bartay quraanka kariimka iyo sido kale culuumta kale ee sharciga.
Sheekh Maxamuud maxamed guuled oo loo yaqaano sheekh Basiira waa gudoomiyaha guddiga madarasda iimaan waxa uu faahfaahin ka bixinayaa xafladda.

Sidoo kale waxaa isaguna halkaasi kahadlay sheekh Cabdiqaadir maxamed caafi oo kamid ahaa culimadii xafladaasi marti sharafta ka ahayd

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here