Xalaad deg deg ah oo lagu soo rogay degaano ka mid ah Somaliland

118

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xaalad deg-deg ah ku soo rogay qaybo ka mid ah gobolka Sanaag sida Ceerigaabo, Gar-adag iyo Ceel-Afweyn sida uu warbaahinta u xaqiijiyay Afhayeenka madaxtooyadu.
Madaxtooyadda Somaliland ayaa sheegtay in xaaladda deg deg ah soconaysa muddo saddex bilood ah.
Tilaabaddan ayaa timid kadib markii maalintii shalay lama sarkaal oo ciidamada Somaliland ah oo ka hawl gali jiray Gar-adag lagu dilay degaanka Gobab maxan ee degmada Yagoori.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here