Xarun u gaar ah haweenka la faraxumeeyay oo laga furay Wajeer

Waxaa ismaamulka Wajeer laga furay xarun gaar ah oo loogu talagalay in lagu qaabilo sido kalena adeegyo muhiim ah ay ka helaan dumarka loo gaystay tacaddiga la xiriira jinsiyadda.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa faahfaahinta qodobkan Wajeer nooga soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here