Xayiraadka Melbourne oo la kordhiyay

Maamulka gobolka Victoria ee dalka Australia ayaa maanta kordhiyay mudada ay sii jirayso xayiraadka dhanka isku socodka ee magaalada Melbourne.
Waxaa mudadan lagu kordhiyay labo toddobaad oo dheeraad ah .
Xayiraadda ayaa ku ekaan doonto dhammaadka bishan sagalaad.

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here