Xerada qaxootiga ee IFO oo laga xusay sannadguuradii 35 ee aasaaskii ONLF

Waxaa xerada qaxootiga ee IFO lagu qabtay xuska sannadguuradii 35-aad ee ka soo wareegatay asaaska jabhada ONLF oo muddo dheer mucaarad ku ahayd dowladda Itoobiya balse isbaddalkii sannad ka hor ka dhacay waddankaas kaddib hadda nabad qaadatay.
Maxamad Baaruud Xussen ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here