Xildhibaan ku geeriyooday Magalada Muqdisho

85

Allaha u Naxariistee waxaa Galabta Magalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ku geeriyootay Maryan Cali Abtidoon oo ka tirsaneyd Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug
Marxuumada ayaa maalmahaan ku jirtay Mid ka mid ah isbitaalada ku yaalla magalada Muqdisho oo la keenay si loogu daaweeyo kadib xanuun soo wajahay.
Mas’uuliyiin ay ugu horeeyaan Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey iyo Xildhibaan Mahad Salaad ayaa ehelkii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay uga tacsiyadeeyey Xildhibaannada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here