DHAGEEYSO:Xildhibaan Odawaa oo sheegay in la kala qeybiyay Galmudug

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka kana mid ah musharixiinta madaxweyne ee maamul goboleedka Galmudug ayaa ku eedeeyey Madaxda dowladda Federaalka soomaaliya inay kala qeybin ka wadaan deegaannada Galmudug.
Waxaa uu sheegay in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu yimid deegaannada Galmudug, iyada oo ay dhisneyd Galmudug mid ah,hayeeshee haatan ay jiraan dhowr Galmudug sida uu hadalka u dhigay.
Waxaa uu xusay in hadda ilaa Afar qeybood ay ka jiraan dowlad goboleedkaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here