DHAGEYSO:Xildhibaanada Golaha Shacabka oo kalsoonida kala noqday RW Xasan Cali Kheyre

Gudoomiyaha Golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka dalbaday soo Magacaabista Ra’iisul Wasaare Cusub.
Waxaa uu sheegay 170 Xildhibaan ay xilka ka qaadeen Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo xukuumaddiisa.
Waxaa uu sheegay in Madaxweynaha uu heysto Muddo kooban oo uu kusoo dhiso Xukuumad cusub si dalka horay loogu socosiiyo.
Riditaanka Xukuumadda Kheyre ayaa aheyd mid deg deg ah.

Riditaanka Xukuumadda Kheyre ayaa aheyd mid deg deg ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here