Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Maanta Kulan Xasaasi Ah Yeelanaya

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa xalay waxaa loo diray farriimo ku aadan inuu jiro kulan weyn, loogana baahan inay kasoo qeyb galaan si loo dardar-geliyo howlaha shaqo ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Xarunta Villa Hargeysan ayaa waxaa ka socda diyaar garoow ku aadan sidii uu u furmi lahaa kulankaaXildhibaanada Golaha Shacabka ayaa xalay waxaa loo diray farriimo ku aadan inuu jiro kulan weyn, loogana baahan inay kasoo qeyb galaan si loo dardar-geliyo howlaha shaqo ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Xarunta Villa Hargeysan ayaa waxaa ka socda diyaar garoow ku aadan sidii uu u furmi lahaa kulankaas, waxaana Xarunta kusii qul-qulaya Xildhibaanada, si ay kula qeyb galaan Dooda Doorashada.
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maalmihii lasoo dhaafay yeelanayay kulamo kala duwan, iyagoona tan iyo markii uu furmay Kal-fadhiga 7-aad ee Baarlamaanka ay Xildhibaanada ku ansixiyeen sharciyo kala duwan oo la horgeeyay.
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Xarunta Villa Haegeysa ee Magaalada Muqdisho waxaa ay yeelan doonaan mid kamid ah kulamadoodii caadiga ahaa, kaasi oo Maanta ah mid xasaasi ah.
Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa uu yahay ka doodista Doorashada la filayo inay ka dhacdo dalka Soomaaliya sanadkaan 2020/2021, isla markaana Guddiga Doorashada uu hordhigay Baarlamaanka.
s, waxaana Xarunta kusii qul-qulaya Xildhibaanada, si ay kula qeyb galaan Dooda Doorashada.
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maalmihii lasoo dhaafay yeelanayay kulamo kala duwan, iyagoona tan iyo markii uu furmay Kal-fadhiga 7-aad ee Baarlamaanka ay Xildhibaanada ku ansixiyeen sharciyo kala duwan oo la horgeeyay.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Xarunta Villa Haegeysa ee Magaalada Muqdisho waxaa ay yeelan doonaan mid kamid ah kulamadoodii caadiga ahaa, kaasi oo Maanta ah mid xasaasi ah.
Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa uu yahay ka doodista Doorashada la filayo inay ka dhacdo dalka Soomaaliya sanadkaan 2020/2021, isla markaana Guddiga Doorashada uu hordhigay Baarlamaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here